Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose
AFGOOYE (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Sabiid ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos …